Cali Guudlaawe oo Maamuus gaar ah u sameeyay Fahad Yaasiin (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay Madaxtooyada Magaalada Beledweyne waxaa uu kula kulmay Lataliyaha Amniga Qaranka Mudane Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ahna Musharax Xilibaan Gollaha Shacabka. Kulankan oo sidoo kale goobjoog ka ahaayeen Madaxweyne kuxigeenka Hirshabelle iyo masuuliyiin kale ayaa looga hadlay xaalada magaalada Baladweyne oo maanta lagu wado in ay ka bilowdaan … Continue reading Cali Guudlaawe oo Maamuus gaar ah u sameeyay Fahad Yaasiin (Daawo Sawirro)